Ilhan Cumar oo Jabuuti kula kulantay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Senator Ilhan Cumar oo ka tirsan aqalka Congresska Maraykanka oo dalkaa booqaneysa. Geelle iyo ilhan ayaa ka wada hadlay xiriirka labadadal ee Maraykanka iyo Jabuuti, iyadoo Madaxweyne Geelle uu ugu hambalyeeyey Ilhan horumarka ay ka gaartay siyaasada Maraykanka. Ilhan Omar oo booqasho gaaban ku … Continue reading Ilhan Cumar oo Jabuuti kula kulantay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle (Sawirro)